1. Waa Maxay Forex Trading?



Muuqaalkaani Waxa uu kuu Sharaxayaa Ganacsiga Forex Trading iyo nuxurkiisa oo dhammaystiran. Forex Trading waa Ganacsi xor ah oo uu qayb ka noqon …

source

1. Waa Maxay Forex Trading?

Muuqaalkaani Waxa uu kuu Sharaxayaa Ganacsiga Forex Trading iyo nuxurkiisa oo dhammaystiran. Forex Trading waa Ganacsi xor ah oo uu qayb ka noqon karo Qof kasta haysta Internet, Mobil iyo Computer.

Si aad u fahamtid waxyaalaha lagama maar maanka ah ee ku saabsan Ganacsigaan isku day in aad lasocotid Muuqaalada channelkaan ku jira.

Sidoo kale waxaad igala soo xiriir kartaa

Facebook: https://www.facebook.com/moalimuu13

Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/